Tababarka Cybersecurity-ga – Maalin 1 iyo 2 aad
Maanta waxaan si guul leh u soo gabagabeynay Maalinta 1aad ee tababarka Cybersecurity for Everyone, waxaana ardaydu muujiyeen feejignaan iyo xiise sare oo ku saabsan sida loo ilaaliyo xogtooda iyo amniga dijitaalka ah.
Waxbarashadu waxay ahayd mid isdhexgal leh oo ardaydu ka faa’iideysteen tusaalooyin dhabta ah, digniino muhiim ah, iyo talooyin ku saabsan badbaadada internetka.
Berri waxaa inoo sii soconaya Maalin 2aad inshaa’Allah!
#Cybersecurity#QudusUniversity#EngKaabe#ICT#DigitalSafety#Workshop#LaasCaanood#SomaliaTech






















