Loading

Welcome Qudus University

Providing quality education rooted in excellence and values. With campuses in Muqadisho, Las Anod, Bosaso, and Jalalaqsi.

Contact us

Follow Us

Event Cybersecurity For Everyone
Workshop

Cybersecurity For Everyone

Event Expired
🎓 Ogeysiis Muhiim ah – Qudus University
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda jaamacadaha dalka in Jaamacadda Qudus University – Laas Anood Campus ay qabanayso Tababar Kooban oo la yiraahdo “Cybersecurity For Everyone” oo diiradda saaraya ilaalinta xogta, qalabka, iyo fursadaha shaqo ee amniga internetka.
🎯 Ujeedooyinka Tababarka:
✅ Hordhac ku saabsan Cybersecurity
✅ Ilaalinta Naftaada iyo Qalabkaaga
✅ Fursadaha Shaqo ee ku saabsan Cybersecurity
👨‍🏫 Tababaraha:
Eng. Ahmed Hassan, MSc
(Certified by Cisco, Google & Meta)
🏅 Shahaado ayaa la bixin doonaa
🎓 Tababarku waa u furan yahay dhammaan ardayda jaamacadaha
⚡ Tirada ardayda waa xadidan – Diiwaangelintu waa furan tahay hadda!
📅 Taariikhda: 22-ka November 2025
📍 Goobta: Qudus University – Laas Anood Campus
📝 Diiwaangelinta Online-ka:
📍 Laas Anood, Northeast State, Somalia
📞 063 8702047

Event Details

Start Date
November 22, 2025
Start Time
4:00 PM
End Date
November 22, 2025
End Time
6:00 PM
Location
Las anod , Sool , North Eastern State of Somalia